top of page

MEET OUR AUTHORS

FSqH5WXXsAA8iiL.jfif

NURA SIRAD

Nura Sirad is a children's books author that was born in Somalia. She has a bachelor's in Ethnic Studies, a master's degree in Multicultural Studies, and another master's degree in Teaching English as a Second Language from the University of Minnesota-Twin cities. Deqa taught newcomers and students with limited formal schooling (SLIFE); she used students' heritage languages to support language acquisition and found through experience that home language enhances second language acquisition. 

HIBO JIRDE WARSAME

Hibo Jirde Warsame waa qoraa Soomaaliyeed oo ka timid Muqdisho, Soomaaliya, deggan hadda Portland, Oregon USA. Waxay ka qalin jebisay sanadkii 2015 Saint Cloud Technical and Community College ee St. Cloud, Minnesota oo ay ka baratay Child and Adult Care Education.Waxa ay ku kortay Soomaaliya, kuna dhigatay waxbarashada Hoose ilaa Dugsiga Sare. Waxay wax badan ka baratay Sheeko xariirooyinka ilaa cilmiga maaliyadda ee dugsigeedii sare ee
Xisaabaadka (Yusuf Al-Kowneyn). Waxaa soo socda oo ay qoreysaa buugaag badan oo ah sheeko xariirooyin iyo barashada Afka Soomaaliga.
Shaqadii ay la shaqeyneysay qeybta ardayda Ingiriiska luqadooda labaad yahay (ESL) waxay ku ogaatey iney afka hooyo u muhiim tahay ardayga in la baro oo loo xoojiyo si ay luqadda labaad ugu hormarto waana u muhiim xataa in dhaqanka Soomaaliga na uu sii jiro. Waxay jeceshahay farshaxanka iyo cillaan saarka waqtiyada ay firaaqada tahay. Waxay kula nooshahay Portland, Oregon Seygeeda, iyo labadeeda carruur. 

 

Hibo Jirde Warsame is a Somali author originally from Mogadisho Somalia but currently lives in the Portland, Oregon area. She graduated in 2015 from the Saint Cloud Technical and Community College in St. Cloud, Minnesota, majoring in Child & Adult Care Education. She grew up in the heart of Somalia, and studied there from Elementary to High School, practicing everything from Somali folktale to finance. She has new books on the way, relating to Somali folktale and teaching Somali. Working with ESL students has taught her that having a second (or native) language is important and that instilling a sense of importance in the language by teaching it is imperative to keeping the Somali culture alive. She can be found doing various
forms of arts and crafts in her free time, and even occasionally doing Henna. She lives in Portland, Oregon with her husband and 2 children.

3fb4e105-a92c-46bf-b31d-4ea993645416.jpg
danjirer.jpeg

MAXAMED NUUR AMERIKO

Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Sanadku markuu ahaa 1962. Waa aabbe, carruurtiisu ay sii dhaleen carruur. Buuggaan wuxuu ka warramayaa, sooyaalkii nololeed, shaqo maalmeed iyo siyaasadeed ee danjire Maxamed oo muddo sideed sanadood ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya, sidoo kale waa samafale gargaara dadka dhibban, u ololeeya nabadda iyo in dadka Soomaaliyeed helaan dawladnimo iyo xasilooni waarta. Buuggaani ma ahan mala awaal, waa xog ururin ku aadan shaqooyinkii dibloomaasiyadeed, dib u heshiin iyo waxyaabihi uu so joogay safiirku mudaddii wadanku dawladda ahaa, xilligii dagaalada sokeeye iyo wakhtigaan dawladnimadu soo kabanayso.

FOLLOW US ON INSTAGRAM

bottom of page